Debatt rf - waa urur ka shaqeeya magaalada Helsinki.
Hadafkeenna waa:
Horumarinta iyo kobcinta aqoonta shacabka ee dhanka arimaha bulshada, dhaqanka iyo cilmiga.
Abuuridda arima la doodo iyo sidoo kale Debatti waxay arimahan ka
Faafineysaa daabacyada qoraalada cilmiga bobulaarka (dadweynaha) ee tayada wanaagsan.
Howlaha ururka laguma soo koobin maaddo khaas ah ee qaab cilmiyeedyo badan oo kala duwan ayaa lagu dhaqmayaa.
Ururka wuxuu hadafkiisu ku hirgelinayaa;
Horuminta su’aalaha la xiriira cilmibaarista arimaha bulshada, dhaqanka iyo cilmiga.
Qabanqaabinta casharro, wadasheekeysa, bandhigfaneedyo, carwooyin iyo dhacdooyin kale.
Qorsheynta iyo qabaqaabinta koorsooyin iyo waxbarasha kale.
Hirgelinta cilmibaaritaanno , faaqidaadda iyo daabacidda warbixinnada.
Sameynta aftida dadweynaha, gudbinta qorraallada afkaarta iyo qorista warbixinnada oo loogu talagalay inay isticmaalaan mas’uuliyiinta kala duwan iyo dadka bulshada u adeega.
La shaqeynta ururrada nala midka ah ee guda iyo caalamiba.